Danjirihii ay is afgaareen Madaxweyne Trump oo ku dhawaaqay inuu iscasilay

Safiirka Britain ee Mareykanka Kim Darroch ayaa maanta ku dhawaaqay inuu is casiley, islamarkaasina uu sheegey in ay adag tahay in uu sii wato shaqadiisa, kadib markii la dusiyay errayo ka dhan ah madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo uu adeegsaday. War uu soo saaray Darroch ayuu ku yiri “Inkastoo uusan booskeyga shaqo uu ku eg-yahay … Continue reading Danjirihii ay is afgaareen Madaxweyne Trump oo ku dhawaaqay inuu iscasilay